Trade Application

XAMARAAWI Trade Terms & Global Hubs (China, India, Pakistan, Nairobi, Mogadishu) Read More / Akhri Wax Badan ▼

XAMARAAWI | Global Trade & Wholesale Supply

Welcome to the commercial gateway of XAMARAAWI. We operate a global trade network with main hubs in China, India, Pakistan Nairobi, and Mogadishu, providing high-volume supply solutions for retail partners and international distributors. Our inventory includes luxury footwear, premium modest fashion, bags, and high-volume wholesale of new and quality used clothing.

Trade Terms & Minimum Order Quantities (MOQ):

  • Footwear: 50 pairs minimum per order.
  • Bags: 50 pieces (xabbo) minimum per order.
  • Clothing: 1,000 pieces (xabbo) minimum per order.

Global Logistics: We offer specialized freight and cargo solutions from our hubs in China, India, Pakistan, Kenya, and Somalia directly to your destination.

Application Process: Please submit your details below. Our Trade Directorate will provide a formal quote within 24 hours INSHA ALLAH.

XAMARAAWI | Ganacsiga Caalamiga ah & Sahayda Jumladaha

Ku soo dhawaada marinka ganacsiga ee XAMARAAWI. Waxaan ku shaqaynaa Nidaam ah shabakad ganacsi oo caalami ah oo xarumo waaweyn ku leh Shiinaha, Hindiya, Pakistan, Nairobi, iyo Muqdisho. Agabkayaga waxaa ka mid ah noocyada kala duwan ee kabaha Rag, iyo Dumar ba, boorsooyin Tayo Leh, dharka Fashion-ka ah oo tayo sare leh, iyo iibinta jumladaha ee dharka cusub iyo kuwa la isticmaalay.

Dhamaan waxaad ku heli doontaa Qiimo Jaban

Shuruudaha Ganacsiga & Tirada Ugu Yar (MOQ):

  • Kabaha (Footwear): Ugu yaraan 50 lammaane (pairs) dalabkiiba.
  • Boorsooyinka (Bags): Ugu yaraan 50 xabbo dalabkiiba.
  • Dharka (Clothing): Ugu yaraan 1,000 xabbo dalabkiiba.

Loojistikada Caalamiga ah: Waxaan bixinaa xalal xamuul oo gaar ah oo ka imanaya xarumaheena Shiinaha, Hindiya, Pakistan Kenya, iyo Soomaaliya ilaa meesha aad u socoto.

Habka Codsiga: Fadlan hoos ku soo gudbi faahfaahintaada. Agaasinka Ganacsigeena ayaa ku siin doona qiimaha rasmiga ah muddo 24 saac gudahood ah INSHA ALLAH.

Contact form